Maamulka Taliban oo dalab xasaasi ah u diray shirka Golaha guud ee Q/Midoobay

Taliban ayaa codsatay inay khudbad ka jeediyaan shirka hogaamiyayaasha caalamka ee Qaramada Midoobay todobaadkan oo ka dhacaya magaalada New York. Wasiirka arrimaha dibedda ee kooxda ayaa codsiga ku soo qoray warqad Isniintii shalay ahayd soo gaartay Guddi ka socda Qaramada Midoobay ayaa go’aan ka gaari doona codsiga Taliban. Afhayeenkooda fadhigiisu yahay Doha Suhail Shaheen ayaa … Continue reading Maamulka Taliban oo dalab xasaasi ah u diray shirka Golaha guud ee Q/Midoobay